Stat Solution
August 8, 2009
by barisamaad
Halkan waxaad kala socon kartaan tusaha xalinta makaanika neg (statics solution) anagoo inshaa alaah soo geling doona kolba su’aalaha aan xalino webkan. buuga su’aalahan ay ku qoran yihiin waa buuga cinwaankiisu yahay “Vector mechanics for Engineers” qeybta “Staticska” daabacaada 7aad. Maadaama mareegtan aan lasoo gelin karin fileka oo sidiisa ah, waxaanu u sameeynay labo link. Ka hore oo ah pdf file kan labaadna waa word document 97 -2003 file. dabcan hadii computerka kuugu jiro word 2007 na waa uu kuu furmayaa fileku.
Wixii talo ama tusaale ah waanu soo dhawenaynaa !
Riix Halkan pdf file ama booqo (http://soomaaliya.webs.com/Stat_neg.pdf)
Riix halkan word Doc file ama booqo (http://soomaaliya.webs.com/Stat_neg.doc)
Like this:
Be the first to like this post.
from → waxbarsho
No comments yet












